Deg Deg Daawo:Odayaasha Buuhoodle Ka Horyimid Shir Buuhoodle Lagu Qabanlahaa,

Odayaasha waxgaraadka cuqaasha Buuhoodle ayaa ka hadlay kana hor yimid shir la sheegay in Buuhoodle lagu qabanaayo.

Shirka Buuhoodle ayaa la sheegay in ay Ku Qabsan lahaayen Buuhoodle Beelah Garxajis iyo Arab islamarkaana Xubno Reer SSC ah ay wadan qorshahaasi.

Cuqaasha Buuhoodle ayaa sheegay in Buuhoodle aan lagu qaban karin shir aan wax dani ugu jirin Bulshada SSC,