600 DAAWO:Dhulbahante Wuxuu Maraya Heer SNM Ku Dhahdo Qirta Dilka Aanu laascaanood Ka Gaysano”Shirkadda SOOL POWER Oo Dhex Fadhida Ceeb’ | KHAATUMO NEWS
dahabshiil

DAAWO:Dhulbahante Wuxuu Maraya Heer SNM Ku Dhahdo Qirta Dilka Aanu laascaanood Ka Gaysano”Shirkadda SOOL POWER Oo Dhex Fadhida Ceeb’

Laascaanood{ Khaatumo News }Magaalada laascaanood dhawaan waxaa si cadownimo ka muuqato cagaf u galiyay Goobaha ganacsiga laascaanood qeybo kamid ah Maamulka sSNM oo mashruuc ku soo siisay Horgal Cabdirashiid ducaale qambi.

Cagafta la galiyay goobaha ganacsi ee shidan ayaa sababtay in cagaftu jarto laydhkii ku jiray Goobahaasi oo iyadan laga jarin Laydhka si arxan daro ah cafag loo galiyay islamarkaana waxaa xalay laascaanood ,ka Da’ay roob iyadoo ay Go’anyihiin Fiilooyinkii Laydhka ee Cagafka Maamulka SNM Jartay.

Roobkii ka Da’ay xalay laascaanood waxaa ka dhashay maanso kadib Fiilooyinkii Ay jaren SNM Halkaasina waxaa ku dhintay Mid kamid ah Dadka Ka soo jeeda Itoobiya,

Hadaba Si Danbiga iyo Halista Ka dhalatay Cagafkii Maamulka SNM, Galiyay Goobaha ganacsi ee laascaanood looga Duwo maamulka SNM, Waxaa Warbaahinta, maamulka SNm, Soo Fadhiisiyeen Gudoomiyaha Shirkadda Sool Powe,r Cabdinaasir Maxamed Barre, isagoona Qirtay Danbiga Yidhina Anaga leh Danbiga oo Bixinayna Magta Wiilkaasi.

Xog ay Heshay Khaatumo News, ayaa Cadeenasa In Maamulka SNM Ku khasben Gudoomiyaha shirkadda Sool Power, in uu Qirto Dilka Wiilkaasi ay Dishay Korontada Shirkadda ee Ay Jarjaren Somaliland.

Waxaa nasiib daro ah In Shirkadda Sool Power Ay Heshiis kula tahay Maamulka Haysta Gobolka Sool, Xabaalidda Danbiyadda ay Ka galayaan Shacabka Gobolkaasi waxaana taasi keeni Doonta In Fiiro Gaar ah Ah Shacabka SSC, iyo Ciidamada Khaatumo Ku Hayan Shirkadaasi.

Sool Power Horaba U maysan Qiran jirin oo Muran ayay galin jirtay Shacabka sool Ee Ay Disho Korontadooduye Maxaa sababay in Kan Ay Qirtan Isla Maantaba?

Hoos Ka Daawo Muqaalka Goobta Maansadu ka kacday xalay ee Cagafka ay Galiyen Maamulka SNM.

Kala Xidhiidh Xafiiska Khaatumonews Whats Apka”–numberka +46735769421

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)


Comments are closed.

script>
Deg Deg Daawo; Shirka Hada Ka Socda R/W Rooble Mucaaradka
- Feb 25, 2021
Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda JFS mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa hoteelka Decale kulan kula leh ...
Deg Deg:Shir Hada U Furmay Madaxda Mucaaridka iyo Dawlada Somalia
- Feb 25, 2021
Waxaa haatan Shir uu uga Furmay Magaalada Muqdisho Midowga musharixiinta iyo DFS oo uu ...
Deg Deg:Sadex Qodob Oo Mucaaridku Soo Jeediyen Caawa
- Feb 24, 2021
Sida aan xogo muhiim ah ku maqlay waxaa socoto waan waan aanan qiyaasi karin ...
Deg Deg:-Indha Cadde oo Raali Galin Bixiyay
- Feb 24, 2021
Sida ay shaaciyen xubno sare oo ka tirsan Golaha Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha Soomaaliya, ...
Deg deg Daawo; Dekada Bosaas Oo Laga SO Dajiyey Lacagta Imaraadka
- Feb 23, 2021
Dekada Mgalada Boosaasso waxaa Maanta Ka So Degtay Lcag Badan Oo Ka Timid Imaraadka ...