dahabshiil

War Deg Deg Ah::Weerar Ka Dhacay laascaanood Dhimasho Iyo Dhaawac

Magaalada laascaanood caasimada Gobolada SSC ayaa Caawa Dablay Hubaysan waxaaAy Ku Toogasho la beegsaden Labo kamid ah Dadka deegaanka.

Agagaarka Xarunta Booliska maamulka Somaliland ayaa hada lagu toogtay Labo,.

Labada Nin ee La toogtay ayaa mid dhintay halka midna Dhaawac yahay

Labada qof Ee Dablaydu Midna Dishay Midna Dhaawacday ayaa U dhashay Gobolka Sool gaar ahaan Dhulbahante Siiba Beesha Barkad,

Dhanka kale isla caawa waxa magaalada laascaanood ku dhintay Hal Qof oo shacab ah kaas oo ay dishay Koronto xili roob ka da’aayay magaalada.

Tirada Guud Ee caawa Dadka Siyaabaha kala duwan ugu Dhintay ayaa ah Labo iyo Mid Dhaawac ah

Wixii War ah ee soo Kordha kala socoo Khaatumonews.

Short URL: https://khaatumonews24.com/?p=17172

Posted by on Sep 15 2019. Filed under Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Both comments and pings are currently closed.

Comments are closed

120x600 ad code [Inner pages]

Warning: Use of undefined constant is_attachment - assumed 'is_attachment' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/innerWideSidebar.php on line 33

Recently Commented

    Warning: Use of undefined constant comments - assumed 'comments' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/includes/theme-plugins.php on line 1839

    Warning: Use of undefined constant trackbacks - assumed 'trackbacks' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/includes/theme-plugins.php on line 1841