Deg Deg::Jubaland oo Diyaarinasa In Ay Ku Dhawaaqdo inay Soomaaliya Ka Goosato,

Waxaa ka socda magaalada kismaayo xarunta maamulka jubaland Qorshayaal ay diyaarinayaan madaxda ugu sareysa jubaland.

Madaxweynaha jubaland odayaasha dhaqanka jubaland iyo dhamaan waxgaradka jubaland ayaa ku hawlan inay dhawaan shaaciyan Go aan halis wata oo ah in ay ka goosten soomaaliya.

Reer Jubaland ayaa weerarka dagaalka iyo hagardamada xukumada Farmaajo ku hayso waxaa ay sheegen hadii aysan si dagdag ah wax uga badalin in ay ka tashan doonan ka sii mid ahaanshaha Dalka Somaaliya.

Hore waxa Dalka Somaliya Go aan ah inay Ka goosten Somaaliya kaga dhawaaqay Beesha isaaq oo Xasuuq iyo dagaal ka tirsanasay Xukumadii Maxamed Siyaad Barre

Talaabadan Jubaland Hadii ay Qaado waa mid Keeni Karta in Rajo laga qabo Somali oo mar kale Hesha Dawlad ama Isugu timaada Miis,