Deg Deg Daawo::Muuse Biixi Oo Burco Ka yidhi “Kamaanan Bixin Heshiiskii Imaaraadka”

Hogaamiyaha maamulka Hargaysa Muuse Biixi cabdi ayaa Shalay sheegay in uu ka Baxay Heshiiskii uu la galay imaaraadka ayaa mar kale maanta Burco Ka sheegay in uusan ka Bixin Heshiiskiisa.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Muuse Biixi oo ka hadlaaya Jaamacadda Burco ayaa yidhi” Heshiiskii Aan la galnay Imaaraadka Ee 25 ka sano ahaa waa sidiisii wax iskama badelin ee sidiisii ayuu u yaalaaā€¯