Deg Deg Daawo:Beesha Muuse Biixi Oo War yaab leh Shaacisay,

Beesha Muuse Bixii ayaa magaalada Gabilay kaga dhawaaqday War layaab leh oo ay ku durayaan Beesha Garxajis iyo Taliyaha Jabhada Dulmidiid.

Beesha Muuse Biixi Cabdi, Ayaa Sheegtay hadii Beesha Garxajis Cafis u Doonayso Caare in Iyana Danbiile Camar Xareed ay iyana U Doonayaan Cafis,