Daawo:Madaxweyne Cagjar Oo Booqday God Lagu Xasuuqay Shacabka Ogadeniya,

Madaxweynaha ismaamulka soomaalida Itoobiya Mudane Mustaf Cagjar ayaa maanta Booqday God weyn oo kuyaal Degmada Ashaca ee Gobolka Siti,

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Dad lagu qiyaasay 1600 ayaa Boqortooyadii Xayla Salaasa ku xasuuqday Deegaankaasi gaar ahaan Godkaasi sanadii 1960,

 42 total views,  1 views today