600 War Deg Deg Ah Daawo:Imaaraadka Oo Dhirbaaxo Culus Ku Dhuftay Somaliland iyo Sirta Ka Danbaysa Hadalka Muuse Hada Shaaciyay | KHAATUMO NEWS
dahabshiil

War Deg Deg Ah Daawo:Imaaraadka Oo Dhirbaaxo Culus Ku Dhuftay Somaliland iyo Sirta Ka Danbaysa Hadalka Muuse Hada Shaaciyay

Hogaamiyaha maamulka somaliland Muuse biixi cabdi ayaa maanta isagoo socdaal ku maraaya Berbera waxaa uu shaaciyay in Maamulkiisu ka baxay Heshiiskii Uu La galay Imaaraadka ee Dhigaayay in Somaliland ku Wareejisay Madaarka Diyaaradaha Berbera Imaaradka islamarkaana uu ahaan doono Saldhig Milatari oo imaaraadku leeyahay.

Muuse Ayaa sheegay in Somaliland ka laabatay Heshiiskii ay la galen Imaaraadka ee ahaa inay Saldhig Milatari ka siiyen Berbera Imaaraadka.

Hadaba waxaa shabakada khaatumonews.com ay soo ogaatay in muuse bixii aanu wax heshiis ah ka bixin balse imaaradku kaga baxay heshiiskaasi.

Imaraadka ayaa saldhigii milatari ee u ka rabay berbera waxaa uu ka helay mid ka istaraajisan Yemen gaar ahaan Magaalada cadan oo dhawaan ay la wareegen Ciidamo uu sameeyay imaaraadku oo kala wareegay dawlada Yemen,

Muuse Biixi oo doonaya in uu dhirbaaxada ku dhacday ka qariyo shacabka ayaa yidhi waanu ka baxnay heshiiska Aanu la galnay Imaaraadka balse waxa cad in looga baxay

Wixii ka soo Kordha wararkaasi kala soco Khaatumonews

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)


Comments are closed.

script>
Deg Deg Daawo; Dawlada Federaalka Somalia Jaawab U Dirtay Imaaradka
- Feb 21, 2021
Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa ku eedeysay dowladda Imaaraadka Carabta inay ka shaqeyneyso abuurista dagaalo ...
Buhoodle SHORT FILM. Dirir Iyo Dawlad ||Cuqdad Walal || Part 1
- Feb 21, 2021
Abwaan diri iyo abwaan Dawlad ayaa ruwaayad kooban oo ay kaga hadlayaan cuqdada somaliland ...
Deg Deg Daawo; Shirka Hada Ka Socda Villa Somaliay
- Feb 21, 2021
Waxaa Hada Shir Ugu Socda Villa Somliya Madaxda Dawlada Fedaraalka Soomliiya Iyo Madaxda ...
Deg Deg Daawo Mucaaradka DF Oo ka Badbaaday Dil
- Feb 20, 2021
Qaar Kamid ah Midowga Musharixiinta Xilka Madaxweyanah Soomaaliya Ayaa Fariin Culus U Diray dawlada ...
Wefti Siciid Deni Hogaaminaayo oo Isugu Jira imaaraat iyo israail oo gaadhay gobolka…
- Feb 20, 2021
DEG DEG: Madaxweynaha Puntland Siciid Deni ayaa safar aan la shaacin ku tagaya magaalada ...