600 Jaaliyadda Garoowe Oo Lacag Badan Ku Bixinaysa Deegaamaynta Bixin iyo Woow, | KHAATUMO NEWS
dahabshiil

Jaaliyadda Garoowe Oo Lacag Badan Ku Bixinaysa Deegaamaynta Bixin iyo Woow,

Iyadoo dhulka Khaatumo ee Beesha SSC ay weerar dagaal ah ku soo qaaden Maamulka Hargaysa ayaa dhanka kale waxaa weerarkaasi mid ku daran oo dhul boob toos ah ku haya reer khaatumo Beesha Garoowe.

Dooxooyiinka Bixin iyo Woow oo ka tirsan Gobolka Sool ayaa haatan waxaa ka socda Arrin halis badan oo dhul boob loo midaysan yahay ah.

Beesha Garoowe gaar ahaan jaaliyadda Garoowe ee Wadanka Canada ayaa lacagta ugu badan ku bixinaya deegaamaynta Bixin iyo Woow.

Jaaliyadda Garoowe Ayaa deegaanada Bixin iyo Woow Ka iibsanaya Dhul si ay u dhistan.

Boobkan cad ee Beesha Garoowe ku soo qaaday Dhulka SSC ayaa ah mid halis badan Keeni kara waxaana qorshana Ka danbeeya Cabdiraxmaan Faroole iyo Xubno kale oo ay isku beelyihiin kuwaaso aaminsan in Bixin iyo Woow oo ka tirsan Sool ay Ka qaadan reer Khaatumo.

Jaaliyada SSC iyo Odayaasha SSC Wali kamaysan hadal Halista Deegaamaynta Bixin iyo Woow ee Beesha Garoowe Kawado Deegaankaasi.

Si kastaba ha ahaate Ma noqon Doonto Qorshahan Foosha xun ee Beesha Garoowe iyo Faroole kawadan Bixin iyo Woow Mid Hirgala oo u Rumooba balse waxaanaan Ogaan Karin Tolow Ma iyadoo Nabad ah ayuu fashilmaya qorshaha Faroole iyo Ciise maxamuud mise Iyadoo Colaad iyo Dhiig faraha La galiyay.

Kala Xidhiidh Xafiiska Khaatumonews Whats Apka”–numberka +46735769421

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)


Comments are closed.

script>
Madaxweyne Farmaajo Ka Hadlay Heshiiskii Mucaaridka
- Feb 26, 2021
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa soo dhaweeyey Heshiiska dhexmaray Dowladda iyo ...
Deg Deg Daawo Heshiiska Dawlada Federaalka Iyo mucaaradka
- Feb 26, 2021
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo shir wadatashi la qaatay ...
Deg Deg Daawo; Mudahaaradkii Mucaaradka La Joojiyey
- Feb 25, 2021
Dawlada Federaaka Soomaliya Ayaa Joojisay Mudaharaadkii mucaaradka dawlada Federaalka Soomaaliya Waxaa lagu ...
Deg Deg Daawo; Shirka Hada Ka Socda R/W Rooble Mucaaradka
- Feb 25, 2021
Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda JFS mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa hoteelka Decale kulan kula leh ...
Deg Deg:Shir Hada U Furmay Madaxda Mucaaridka iyo Dawlada Somalia
- Feb 25, 2021
Waxaa haatan Shir uu uga Furmay Magaalada Muqdisho Midowga musharixiinta iyo DFS oo uu ...