Dhalintii.Dhulbahante Meeday, Ma Dhoofen, Ma Dhuunten Ma Waxa Dhacayay Ka Dhoohan Yihiin,,

Deegaanka SSC Waxaa ka socda taariikh aad u foolxun oo ay Doonayaan Dad aan taariikh ku lahayn Gayiga Soomaalida inay Ku Samaystan taariikh Duulaanka ay ku joogan SSC.

Beelaha Daga Burco Hargaysa waa Beelaha soomaaliyeed ee Muranka ay ku jirto meesha ay ka soo jeedan Jinsi ahaan Marka laga Yimaado Somalinimada oo aysanba Rabin.

Burco iyo Hargaysa Dadka ka soo Jeeda Waa dad aan Taariikhda soomaalida Meelna kaga Suntaneen waa dad ku caan baxay u Xaglinta u Gacan Bidixeenta Gumaysiga.

Hadaba dadkaasi waxay Weerar ku soo qaaden Siyaasadeed oo shilimo hormuud u yihiin Beesha Dhulbahante Oo taariikh facweyn Soomali gudeheeda ku leh ahna Beesha ku Suntan Halgankii Daarawiishta ee Ingiriiska Looga Xoreeyay Dhulka Soomaaliya,

Beesha Hargaysa iyo Burco Duulaanka Ay ku Soo qaaday Sool Sanag Cayn Waxaa u Fudeedshay kuwo Caqli Xun oo Ah Inta lagu tilmaamo waxmagarato kuwaaso shilimo yar oo lasiiyay Dhaafsaday Nasabadoodii iyo Dhulkoodiba.

12 Sano ayuu Maraya Duulaanka Farsamaysan ee Dhulka SSC ay ku joogan Beesha Burco iyo Hargaysa.

Dhulbahante Waxaa u Lahaa Isimo Cuqaal hormuud uhaa Bulshada waana kuwa Sahlay in uu sii dheeraado wakhtiga cadowgu ku suganyihiin dhulka SSC kadib markii ay u kala Daaqtagen Burco iyo Hargaysa Kuwii Hormuudka Looga Dhigay Shacabka SSC,

Hadaba Dhalinyarada SSC Oo ah Jiilka dhulkan u hadhaya ahna Kuwa bari Dhib iyo Dheef,magacxumo iyo Magac wacnaanba Dhaxlaya dhulkan miyaysan Ku Habooneen in ay hada dabaqabtaan dhulkooda oo Ka soo Ridan cadaawada inta aysan bari noqon Dhoobbi u dhaamiya Beelaha Burco iyo Hargaysa.

Macno ma samaynaso In Qofku Wax iska cuno iskana soo tooso waxna iska dhallo sababto ah haday Macno taasi samaynaso Maleeshiyaadka Isaaq ee Burco iyo Hargaysa ka soo Duulay Laascaanood kumaysan Dhinten ee waxay ugu Dhimanayaan ayaa ah Inay Ka taagan Taariikh,iyo Bari Ayaanu Qabsanay Dhulbahante,

Kala Xidhiidh Xafiiska Khaatumonews Whats Apka”–numberka +46735769421