dahabshiil

Deg Deg:Dagaal Ka Dhacay Dhuusamareeb

Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya dagaal u dhexeeyey ciidamo ka wada tirsan dowladda, gaar ahaan kuwa Danab oo saaka ka dhacay qeybo ka mid ah magaalada Dhuusamareeb ee xarunta dowlad goboleedka Galmudug.

Ilo deegaanka ah ayaa sheegay in iska hor imaadka oo ahaa mid kooban uu ka qarxay agagaarka garoonka diyaaradaha Ugaas Nuur ee magaaladaasi.

Inta la xaqiiiyey waxaa israsaaseyntaasi ku dhaawacmay hal askari oo ka tirsan ciidamada Milatariga Soomaaliya.

Sidoo kale wararka ayaa intaasi ku daraya in dagaalkan uu yimid, kadib muran ka dhashay waxyaabaha maanka dooriya oo ay isticmaalyeen askar ka tirsan kuwa dowladda.

Xaaladda ayaa hadda kacsan, waxaana lagu soo warramayaa in goobta ay gaareen saraakiil ka tirsan kuwa Xoogga dalka oo ku baxay xiisadaasi, si ay u xaliyaan.

Weli ma jiro wax hadal ah oo ka soo baxay saraakiisha hoggaamineysa ciidamada dowladda ee dhowaan la geeyey magaalada Dhuusamareeb ee xarunta gobolka Galgaduud.

Short URL: https://khaatumonews24.com/?p=17096

Posted by on Sep 14 2019. Filed under maqal iyo muuqaal, Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Both comments and pings are currently closed.

Comments are closed

120x600 ad code [Inner pages]
300x250 ad code [Inner pages]

Warning: Use of undefined constant is_attachment - assumed 'is_attachment' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/innerWideSidebar.php on line 33

Recently Commented

    Warning: Use of undefined constant comments - assumed 'comments' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/includes/theme-plugins.php on line 1839

    Warning: Use of undefined constant trackbacks - assumed 'trackbacks' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/includes/theme-plugins.php on line 1841