
Waxaa magaalada Jigjiga ee caasimada ismaamulka soomaalida itoobiya ka Da’ay saacadihii la soo dhaafay roobab mahiigan ah oo wata Dabaylo iyo Baraf Aad u xoog Badan.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Roobkan wata Barafka iyo Dabaylaha ayaa sababay khasaare Dhimasho oo Hal Qof ah iyo Dhaawac ka badan sideed Ruux,

60 total views, 1 views today