Muqaal: Yaab leh Oo Laga Soo Duubay BAYDHABO,

Magaalada Baydhabo Oo kamid ah Deegaanada maamulka Koonfur Galbeed ayaa Laga soo Duubay Muqaal iyo Warbixin Cajiib ah oo Layaab Galisay Dadka Aan hore Baydhabo u Aqoon ama Ka Aaminsana wax kale ,