Deg Deg Daawo:Maamulka Khaatumo Oo Ka Hadlay Foolxumada Laascaanood Ka Taagan,

Maamulka Khaatumo ayaa markii ugu horaysay ka hadlay Tacadiga iyo foolxumada ka taagan magaalada laascaanood ee maleeshiyaadka isaaq ku hayan shacaka gobolkaasi.

HALKAN KA DAAWI VIDEO

Wasiir Sahro khaatumo ayaa ku baaqday in shacabku hubka gurtan oo iska difaacan dulmiga jeegaanta islamarkaana waxay ugu baaqday saraakiisha ciidanka khaatumo inay jawaab ka bixiyan waxa ka socda laascaanood,