Garaad Jaamac Garaad Cali garaadka Guud ee Gobolada SSC ayaa Qaabilay Wefti Ka socda Dawlada Turkiga kuwaaso Mashaariic ka fulinaya Koonfurta Gobolka Sool,

Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Garaadka ayaa Weftigan ku qaabilay Deegaanka Xidhxidh ee Gobolka sool isagoona uga mahad caliyay Dadaalka ay ku Bixinayaan Deegaanada SSC,