
Horgal Cabdirashiid Ducaale Qambi wasiirka Hawlaha guud ee Maamulka SNM Ayaa Dagdag usoo Gabogabeeyay burburkii uu kawaday laascaanod mudooyinkii ugu danbeeyay.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Cabdirashiid Ducaale Qambi oo ah Dabadhilifka maamulka Jeegaantu usoo wakiishay baabinta Hantida Danyarta laascaanood ayaa Si dagdag ah usoo xidhay Qorshihii burburka laascaanood kadib markii uu la kulmay culays xoogan oo halis galiyay naftiisa.

47 total views, 1 views today