
Ciidamada Maamulka Puntland ee ku sugan Badhan Ayaa xabsiga Dhigay Daba Dhilif ka tirsan maamulka Jeegaanta ee SNm kaaso ugu magacowna SNM Gudoomiye Ku xigeenka Badhan ee Maamulka Jeegaanta,
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Saraakiisha ciidanka Puntland Ee Magaalada Badhan kamaysan hadal xadhiga Dabadhilifkan ka tirsan Taliska Jeegaanta ee manata La xidhay sidoo kale wax war ahi kama soo bixin Maamulka Jeegaanta ee horgalkani u shaqeynaayay.

46 total views, 1 views today