Daawo:Fadeexad Muuse Biixi Ka Raacday Borama.

Waxaa maanta gaadhay magaalada Borama Hogaamiyaha maamulka Jeegaanta Muuse Biixi Cabdi Kaaso ka qeyb galaayay Qalin jabinta Dufcadii 18 Aad ee jaamacada Camuud.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Shacabka Borama ayaa Dhabarka u jeediyay Muuse Biixi iyadoo an hal shaqsi kusoo dhaway Borama marka laga Reebo 20 Oday iyo Horgalada ka soo jeeda Borama oo kaga hortay Duleedka Borama.