Daawo::Maleeshiyo Faysal Cabdi Bootaan Wato oo Tagtay Deegaano Sanaag Kamid Ah

Waxaa deegaano kamid ah Gobolka sanaag gaar ahaan deegaanada Beesha warsangali Booqday Taliyaha Qeybta sadexaad ee maamulka Somaliland Faysal Cabdi Bootaan oo ah Taliye ka soo jeeda Beesha Habar Jeclo.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Faysal cabdi Bootaan oo fashilka kala yaaca ku dhacay Maleeshiyaadkii uga qorna deegaanada warsangali Somaliland doonaya in uu ku dababaso socdaalkiisan ayaa muqaallo iskaga soo duubay Deegaano kamid ah Beesha warsangali.