Deg Deg:Xaalada laascaanood Oo Kacsan iyo Shacabkii Oo Hub Soo Gurtay

Wararka naga soo gaaraya Laascaanood ayaa sheegaya in saacadihii la soo dhaafay maleeeshiyada Somaliland ay gudaha magaalada Laascaanood Ku xidhen Shacab aad u faro badan.

Shacabkan la xidhay Ayaa ka gadooday Burburka hantidooda oo maleeshiyada snm galisay cafag islamarkaana loogu awood sheegtay Maleeshiyo.

Boqolaal shacab ah oo qaarkood hubaysan yihiin ayaa isku diyaariyay in ay dagaal xoog leh kala hortagan maleeshiyada baabinasa hantidooda balse qaar kamid ah shacabkaasi ayaa la xidhay.

Xaaladda ayaa saaka kacsan, iyadoonamaleeshiyaad dheeraad ah lagu arkayo waddooyinka magaaladaasi.