Deg Deg Daawo::Muuse Biixi Oo Ku Dulmusanaabay Afar Taliye,

Hogaamiyaha maamuka Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa Maanta qaabilay Qaar kamid ah Saraakiisha maamulkiisa isagoona U Soo jeediyay Hadallo Guubaabo iyo Dhiiri galin ah.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Muuse Ayaa hadalkan uu ku dhiiri galinaayo maleeshiyaadkiisa waxay kusoo beegmaysa xili dhwaan hadal kala yaaciyay maleeshiyaadka Somaliland uu kaga dhawaaqay warbaahinta Nuux Taani.

 40 total views,  1 views today