DAAWO:Faysal Cali Waraabe””Xukumada Xamar ka jirta Waxay xukunta oo Disha, oo cashuurta Hawiye Oo kaliya”

Gudoomiyaha Xisbiga Ucid ee maamulka Somali Diidka ah ayaa weerar Culus ku qaaday Madaxweynaha soomaaliya iyo Raysal Wasaare khayre.

Faysal oo ka hadlaaya madal hargaysa ah ayaa sheegay in xukumada hada ka jirta somaliya ay cashuurdo oo disho oo xukunto oo kaliya muqdisho iyo hawiye,

“”Wasiirka Dibadu waa reer garoowe kan maaliyadu waa reer Borama Kan Amnigu waa reer baladweyne Intuba waxay cashuuurka ka urursadan xamar oo ku xukuman samayna kumalaha dhulka ay ka soo jeedan” ayuu yidhi faysal,

 48 total views,  1 views today