600 War Deg Deg Ah:Axmed Madoobe Oo Diyaarad Khaas ah Ka Raacay Kismaayo Caga Dhigtayna Nairobi, | KHAATUMO NEWS
dahabshiil

War Deg Deg Ah:Axmed Madoobe Oo Diyaarad Khaas ah Ka Raacay Kismaayo Caga Dhigtayna Nairobi,

Madaxweynaha Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam [Axmed Madoobe] ayaa waxa uu Diyaaraad Khaas Ah ku tegay waddanka Kenya.

Diyaarada Axmed Madoobe Raacay ayaa ahayd mid Si Toos ah looga soo Diray Caasimada Kenya Ee Nairobi.

Saraakiil ka tirsan Madaxtooyadda maamulka Kismaayo ayaa Khaatumonews U Cadeeyay In socdaalka Axmed Madoobe ku tagay Nairobi uu kulamo kala duwan la qaatay madaxda ugu sareysa xukuumadda fadhigeedu yahay Nairobi.

Xogta aadka loo hubiyey ee ku aadan safarka madaxweynaha ayaa sheegaya in uu la kulmo Uhuru Kenyatta iyo Aadan Barre Ducaale, oo kamid ah hogaamiyeyaasha ugu sareeya waddankaasi.

Wararka ayaa intaasi ku daraya in kulanka lagu falanqeeyay xaaladaha iyo doorashooyinka Jubbaland, isla markaana ay isla qaateen in Axmed Madoobe kusii adkeysto mowqifkiisa ku aadan in uusan u dhutin dowladda.

Fahfaahinta kasoo baxeysa kulanka ayaa intaasi raacineysa in mas’uuliyiinta ay isla soo qaadeen qadiyadda badda, wallow aanu wax go’aan ka gaarin arrintaasi, iyadda oo Kenya qarka u saaran tahay guuldaro.

Isku soowada duubo Socdaalkan Axmed Madoobe ku tagay Kenya ayaa meesha ka saaraya hadalkii dawlada fadaraalka soomaaliya ka soo baxay ee ahaa in Diyaarad aan soo marin xamar aysan ka dagi karin kismaayo

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)


Comments are closed.

script>
Madaxweyne Farmaajo Ka Hadlay Heshiiskii Mucaaridka
- Feb 26, 2021
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa soo dhaweeyey Heshiiska dhexmaray Dowladda iyo ...
Deg Deg Daawo Heshiiska Dawlada Federaalka Iyo mucaaradka
- Feb 26, 2021
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo shir wadatashi la qaatay ...
Deg Deg Daawo; Mudahaaradkii Mucaaradka La Joojiyey
- Feb 25, 2021
Dawlada Federaaka Soomaliya Ayaa Joojisay Mudaharaadkii mucaaradka dawlada Federaalka Soomaaliya Waxaa lagu ...
Deg Deg Daawo; Shirka Hada Ka Socda R/W Rooble Mucaaradka
- Feb 25, 2021
Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda JFS mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa hoteelka Decale kulan kula leh ...
Deg Deg:Shir Hada U Furmay Madaxda Mucaaridka iyo Dawlada Somalia
- Feb 25, 2021
Waxaa haatan Shir uu uga Furmay Magaalada Muqdisho Midowga musharixiinta iyo DFS oo uu ...