War Deg Deg Ah Daawo:Maamulka Khaatumo Si adag Ula hadlay Dawlada Somalia,

Wasiirka Haweenka Xukumada Badbaado Khaatumo oo Maanta Shir Jaraa id ku qabatay magaalada London ayaa ka hadashay xaalada Deegaanka khaatumo iyo Arrimo kale oo badan.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Sahro cali Dheere Sahro Khaatumo ayaa ugu horen waxay bogaadisay Shacabka khaatumo inaysan Ka Daalin Halganka Dib u xoreenta sidoo kale waxay ugu baaqday Dhamaan reer Khaatumo in ay Ka dhiidhiyaan Guumaysiga beelaysan ee Dhulka SSC Ka jira.

Ugu Danbayn Sahro khaatumo waxay Si adag ula hadashay Xukumada Madaxweyne Farmaajo Hogaamiyo iyadoo ku tilmaatay mid Ku fashilan tahay Gobolada SSC Islamarkaana Wixii laga Filaayay wax aan Ahayn La soo Baxday.

 57 total views,  1 views today