600 Deg Deg Daawo:Masuul Ka Soo Jeeda SSC oo Runta Usheegay Khayre iyo Farmaajo, | KHAATUMO NEWS
dahabshiil

Deg Deg Daawo:Masuul Ka Soo Jeeda SSC oo Runta Usheegay Khayre iyo Farmaajo,

Abubakar BalidhiIg Oo Kamid ah Siyaasiyiinta Deegaanka Khaatmo ayaa ka hadlay Arrimo badan oo ka taagan Deegaanka Khaatumo.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Siyaasi Abubakar ayaa sheegay in Shacabka Khaatumo Ee Gobolada SSC Loo baahan yahay inay isku Tashtan islamarkaana aysan Cidna Ku Lahayn Dontooda.

Dhanka kale Madaxda Muqdisho ayuu aad u dhaliilay isagoona sheegay in ay qaaden wadadii hore ay uqaaden Xasan Sheikh iyo Sheikh Shariif walow ay reer khaatumo uga sii xun yihiin kuwa haatan ka taliya Villa Soomaaliya.

Shacabka khaatumo ayuu ugu baaqay Abubakan in aysan u sacabin Xukumada Farmaajo iyo khayre islamarkaana ay ka raacdan dantooda isagoo tusaale usoo qaatay in Farmaajo iyo khayre reer Khaatumo ka jecel yihiin somali diidka Hargaysa.

Ugu Danbayn Waxyaabaha Cadeenaya in Ay udhaga nugul yihiin khayre iyo Farmaajo Somalidiidka Ayuu ku sheegay Abubakar xiligi Dagaalka tukaraq socday in Farmaajo ugu deeqay Hal Milyan Oo Dollar Somaliland islamarkaana loo soo siistay Hub Reer Khaatumo isagoo intaa ku daray Siyaasigu in xata iskadaa Wax caawimo ah oo Xiliga uu Farmaajo Siiyo reer Khaatumo ee aanu quudhin Rer Khaatumo Tacsi inuu udiro.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)


Comments are closed.

script>
Deg Deg Daawo:-Faysal cali Waraabe afka furtay
- Mar 1, 2021
https://youtu.be/YMAwC1iPVJA
Deg Deg Daawo:Mareykanka Oo Xayiraad saaray dhaxal sugaha Sacuudiga
- Feb 27, 2021
Warbixin uu shaaciyay sirdoonka Mareykanka ayaa waxaa lagu ogaaday in Amiirka dhaxalsugaha ah ee ...
Daawo: Prof Buuba Oo Hargaysa Kaga Dhawaaqay in Somalia Aan la kala jari karin
- Feb 27, 2021
"Soomaaliya ma kala go'i karto,." Prof Buuba oo Hargeysa kula hadlay saxaafadd Dr. Ismail Hurre ...
Deg Deg:-Dagaal culus Xadka Kenya iyo Somalia
- Feb 27, 2021
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay weerar ay dagaalyano ka tirsan ...
Deg Deg:-Ciidanka Somaliland ee Tukaraq Oo Iska Dilay Sarkaal
- Feb 26, 2021
Taliyaha Madaaficidda ee Ciidanka Somaliland G/sarre Cali Cawaale ayaa ku dhaawacamay gadood ay sameeyeen ...