
Hogaamiyaha maamulka Hargaysa Muuse Biixi cabdi ayaa Handaraabay Dekeda Berbera Kadib khilaaf Ka dhex Qarxay Ganacsatada Dekeda Wax kala soo Dagda iyo mamaulkiisa.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Maleeshiyaad Ka socda maamulka Muuse Biixi ayaa maanta xidhay Wakiilada iyo xafiiskayda Masuuliyiinta Marakiibka Berbera keena Agabka kala duwan.

39 total views, 1 views today