Deg Deg Daawo::Ciidankii Ugu Badnaa Ee xukumada Farmaajo Oo Gadooday Mushahaar La aan Aawadeed,

Waxaa Magaalada Dhuusamareeb isaga Baxay Ciidamada dawlada Fadaraaalka soomaaliya qeybo kamid ah Gaar ahaan Kuwa Nabad Sugida ee loo yaqaan Nisa,

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Ciidamadan ayaa aad uga gadooday Mushahaar la aan mudo labo Bil ah aan la siin sidoo kale waxay aad uga cawden ciidankani Agab la aan dhanka ciidanka ah oo haysata.