Deg Deg Daawo:Caare Oo Ka Hadlay Arrimo Xaasaasi Ah,

Taliyaha Jabhada Dulmi Diid Col Caare ayaa ka hadlay Arrimo xaasaasi ah oo ka soo cusboonaaday Xiisada isaga iyo Taliska Jeegaanta u Dhaxaysa,

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Caare ayaa ka hadlay Odayaal Hargaysa lagu soodhaweeyay oo BeeshA garxajis ah iyo Waanwantii laga dhexwaday isaga iyo maamulka Jeegaanta,