600 Daawo:Dood Kulul “”Dadkii Muqdisho Ka Dagi Weyday Ayaa Dhuusamareeb Isugu yimid”” | KHAATUMO NEWS
dahabshiil

Daawo:Dood Kulul “”Dadkii Muqdisho Ka Dagi Weyday Ayaa Dhuusamareeb Isugu yimid””

Shabakadda Caalamiga ah ee Khaatumonews waxaa ay Halkan idin ku soo Gudbinayas muqaalka Dood Adag oo dhexmartay Nabadoon Xaad iyo Nabadoon Ciise oo kamid ah Odayaasha Beelaha Galmudug.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Doodan ayaa aad loogu Falan qeeyay Xaalada Glmudug iyo Shirka Dhuusamareeb ka furmay ee loogu yeedhay Dib u heshisiinta Galmudug.

Nabadoon Ciise ayaa Ku Tilmaamay Kooxaha shirka Hogaaminaya in ay yihiin Kuwii Muqdisho Ka dagi weyday islamarkaana walaac xoogan ayuu ka muujiyay shirkaasi bidho dhalkiisa,

Dhanka kale Nabadoon xaad ayaa isna Rajo wacan Ka muujiyay Shirka Beelaha Galmudug uga Furmay Dhuusamareeb,

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)


Comments are closed.

script>
Deg Deg Daawo; Dawlada Federaalka Somalia Jaawab U Dirtay Imaaradka
- Feb 21, 2021
Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa ku eedeysay dowladda Imaaraadka Carabta inay ka shaqeyneyso abuurista dagaalo ...
Buhoodle SHORT FILM. Dirir Iyo Dawlad ||Cuqdad Walal || Part 1
- Feb 21, 2021
Abwaan diri iyo abwaan Dawlad ayaa ruwaayad kooban oo ay kaga hadlayaan cuqdada somaliland ...
Deg Deg Daawo; Shirka Hada Ka Socda Villa Somaliay
- Feb 21, 2021
Waxaa Hada Shir Ugu Socda Villa Somliya Madaxda Dawlada Fedaraalka Soomliiya Iyo Madaxda ...
Deg Deg Daawo Mucaaradka DF Oo ka Badbaaday Dil
- Feb 20, 2021
Qaar Kamid ah Midowga Musharixiinta Xilka Madaxweyanah Soomaaliya Ayaa Fariin Culus U Diray dawlada ...
Wefti Siciid Deni Hogaaminaayo oo Isugu Jira imaaraat iyo israail oo gaadhay gobolka…
- Feb 20, 2021
DEG DEG: Madaxweynaha Puntland Siciid Deni ayaa safar aan la shaacin ku tagaya magaalada ...