600 DAAWO:Beesha Majeerten oo 12 Sano Kadib Ogaatay Halis Dhulbahante Ka Digaayay. | KHAATUMO NEWS
dahabshiil

DAAWO:Beesha Majeerten oo 12 Sano Kadib Ogaatay Halis Dhulbahante Ka Digaayay.

Tan iyo markii Deegaanka Dhulbahante gaar ahaan Magaalada laascaanood ay gacan ku dhigen Maamulka Somaliland waxaa intaasi Beesha SSC Ka digaayen Dhul Durugsiga iy Boobka ay Wado Beesha isaaq in uusan ku Eekaan Doonin Dhulka Khaatumo ee Sool iyo Sanaag Cayn.

Dhawaaqa kasoo baxaayay Beesha Dhulbahante mudada dheer ilaa laga soo bilaabo 2007 oo haatan laga joogo 12 waxaa iska dhaga maraayay Beesha majeerten oo iyado aaminsaneed in dhulbahante dhulkiisa ku soo hogaaminaayay Cadow islamarkaana cadowgasi uu ku eekaan doono SSC.

Isimada siyaasiyiinta Dhulbahante ka hor intaan La Aas Aasin Jabhadii SSC iyo Maamulka khaatumo waxay mudo Beesha majeerten kor iyo hoosba ugu sheegen in dhulka Sool iyo Sanaag lala xoreeyo islamarkaana Cadowga ku soo duulay aanu duulimaadkiisu ku eekaan doonin Dhulka SSC,

Hadaba Mudo 12 sano kadib waxay si cad usheegen Maamulka Isaaq markii ay guud Ahaan dhulka SSC Isku Fidiyen In Xuduudkoodu yahay Meel u jirta Boosaas 15km, Qardhana 7km, Garoowe 5km”

Ugu Danbayn Hadalkan ka soo yeedhay 12 Sano Kadib maamulka Isaaq waxaa uu Sas Galiyay Beesha Majeerten oo Aaminsaneed in Duulaanka isaaq ku eekaan Doono Dhulka Khaatumo.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)


Comments are closed.

script>
Madaxweyne Farmaajo Ka Hadlay Heshiiskii Mucaaridka
- Feb 26, 2021
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa soo dhaweeyey Heshiiska dhexmaray Dowladda iyo ...
Deg Deg Daawo Heshiiska Dawlada Federaalka Iyo mucaaradka
- Feb 26, 2021
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo shir wadatashi la qaatay ...
Deg Deg Daawo; Mudahaaradkii Mucaaradka La Joojiyey
- Feb 25, 2021
Dawlada Federaaka Soomaliya Ayaa Joojisay Mudaharaadkii mucaaradka dawlada Federaalka Soomaaliya Waxaa lagu ...
Deg Deg Daawo; Shirka Hada Ka Socda R/W Rooble Mucaaradka
- Feb 25, 2021
Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda JFS mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa hoteelka Decale kulan kula leh ...
Deg Deg:Shir Hada U Furmay Madaxda Mucaaridka iyo Dawlada Somalia
- Feb 25, 2021
Waxaa haatan Shir uu uga Furmay Magaalada Muqdisho Midowga musharixiinta iyo DFS oo uu ...