dahabshiil

Deg Deg:Xaalad adag oo Ka Jirta Buurdhuubo

Xaalad nololeed oo aad u adag ayaa laga soo sheegaya in ay ka jirto Degmada Buurdhuubo ee Gobolka Gedo, iyadoo ay xaaladan ka dhalatay markii maleeshiyada Ururka Al Shabaab ay go’doomiyeen degmadaasi.

Maleeshiyada Shabaabka ayaa jaray dhammaanba wadooyinka soo gala Degmada Buurdhuubo, iyagoo gaadiidka ganacsiga u diiday inay taggaan degmadaasi.

Go’doomintan ayaa sababtay in ay aad u adkaato nolosha Degmada Buurdhuubo, xilli uu qiimo koror ku yimid maciishada quutul daruuriga. Degmadan ayaa la soo sheegaya in uu gabaabsi ku yahay raashiinka iyo shidaalkaba.

Xasan Muxumed Cali, Gudoomiyaha Degmada Buurdhuubo ayaa sheegay in degmadaasi ay u furan tahay hal wado oo keliya, taasoo uu ku sheegay in dhanka cirka looga soo gurman karo shacabka.

Gudoomiyaha Degmada Buurdhuubo ayaa xusay in dadka deegaanka oo beeraley u badan ay xaaladda kaga sii dartay, markii aanay degmadaasi ka da’in roobabkii la fillaayay.

Gudoomiyaha ayaa Dowladda Federaalka Somaliya, shacabka Soomaaliyeed iyo weliba hay’adaha gargaarka ugu baaqay in ay gurmad deg deg ahi la soo gaaraan shacabka reer Buurdhuubo.

Short URL: https://khaatumonews24.com/?p=16772

Posted by on Sep 7 2019. Filed under Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Both comments and pings are currently closed.

Comments are closed

120x600 ad code [Inner pages]

Warning: Use of undefined constant is_attachment - assumed 'is_attachment' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/innerWideSidebar.php on line 33

Recently Commented

    Warning: Use of undefined constant comments - assumed 'comments' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/includes/theme-plugins.php on line 1839

    Warning: Use of undefined constant trackbacks - assumed 'trackbacks' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/includes/theme-plugins.php on line 1841