
Abaan-duulaha Ciidamada maamulka Jeegaanta ee Somaliland, Cabdirasaaq Siciid Bulaale Oo Goordhaweyd Warbaahinta Hargeysa Kula Hadlay Ayaa Ka Jawaabay Eedeymo Uu Somaliland u Jeediyey Taliyaha Ciidamada Daraawiishta Puntland Oo Uu Ku Sheegay In Ay Al-shabaab Xulafo la Yihiin.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
“Xuduudda Somaliland Boosaaso Waxay u Jirtaa 15km, Qardhona 7km, Garoowe 5km” Ayuu Yidhi Abaan-duule Bulaale
Hadalkan ka soo yeedhay maamulka Jeegaanta ayaa ah mid mudaba u qarsoona oo muujinya yoolka fog ee ay ka leeyihiin dhulka SSC iyo Puntland.

42 total views, 1 views today