600 Wax Badan Ka Ogow Xidhiidhka Khayre iyo Musharax Odawaa | KHAATUMO NEWS
dahabshiil

Wax Badan Ka Ogow Xidhiidhka Khayre iyo Musharax Odawaa

Waa sadex sanadood gudahood kuraasta ayaa la kala badeshay , 2016 Khayre wuxuu fadhiyey kursiga ugu danbeeyaa Odawaana kursiga ugu sareeya, 2019 Khayre wuxuu fadhiyaa kursiga ugu sareeya odawaana kursigii Khayre fadhiyey 2016, Mahad Salaadna halkiisii ayuu fadhiyaa. Waxaase Sawirka danbe ku soo biiray Fiqi.

2016 Khayre wuxuu ka mid ahaa kooxdii Damujadiid iyo Qabyo ninkeedaa dhamaystira, wuxuuna kulankaas Odawaa ku siinayey akhyaarta Khayre ka mid yahay qaabka ay Damujadiid iyo Xasan Shiikh Maxamuud u soo noqon lahaayeen.

Kulankan 2019 Odawaa ayaa wuxuu doonaya in uu xilka Madaxweynaha Galmudug qabto, Odawaa oo Khayre saaxiibkii ah ayaa isu abaal sheeganaya, waa rag aad isu yaqaana arrimo badana soo dhex mareen.

Sidaas oo ay tahay ayaa filimka loo jilaa bulshada caadiga ah, gaar ahaan xilligan oo Khayre u yahay NN xidig, isla markaana Damujadiid iyo Xasan Shiikh Maxamuud dad badani u arkaan in ay faro ba’an isku hayaan, NN iyo Damujadiid waa akhyaar abaal badan isu haya ,suuqa siyaasadda ee Soomaaliyana xilligan ka calan walaynaya

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)


Comments are closed.

script>
Deg Deg:-Dagaal culus Xadka Kenya iyo Somalia
- Feb 27, 2021
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay weerar ay dagaalyano ka tirsan ...
Deg Deg:-Ciidanka Somaliland ee Tukaraq Oo Iska Dilay Sarkaal
- Feb 26, 2021
Taliyaha Madaaficidda ee Ciidanka Somaliland G/sarre Cali Cawaale ayaa ku dhaawacamay gadood ay sameeyeen ...
Deg Deg:ciidanka Somaliland oo Ka Baxay Gobolka Sanaag,
- Feb 26, 2021
Ciidamada millatariga Somaliland ee nabad ilaalinta u joogey deegaanka Dararweyne ee gobolka Sanaag, ayaa ...
Madaxweyne Farmaajo Ka Hadlay Heshiiskii Mucaaridka
- Feb 26, 2021
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa soo dhaweeyey Heshiiska dhexmaray Dowladda iyo ...
Deg Deg Daawo Heshiiska Dawlada Federaalka Iyo mucaaradka
- Feb 26, 2021
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo shir wadatashi la qaatay ...