Daawo:Maydka Cali Dheere Oo Muqdisho La keenay.

Waxaa Magaalada Muqdisho caasimada Dalka La soo gaadhsiiyay Maydka Marxuun Cali Maxamed Cali Dheere,

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Saraakiisha ciidanka Xooga qeybo kamid Ah ayaa maydka Cali dheere oo ku dhintay Dalka Holland Ku Tukaday islamarkaana usameeyay aas qaran,

Col Cali Maxamed Cali Dheere Ayaa hore uga mid ahaaa sarakiisha ciidanka qaranka soomaaliya,

 49 total views,  1 views today