Muqaal Fadeexad Ah oo laga Soo Duubay Haweenka Hargaysa,

Tv-ga Horyaal ayaa Warbixin Ka diyaariyay Goobaha khaaska u ah Dumarka Qayila ee Ku Nool Magaalada Hargaysa Ee Xarunta maamulka Somaliland.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Hargaysa waxaa lagu tilmaama Dalka soomaaliya Magaalada Kaliye laga helo Dumar aan lahayn tiro Koob oo sida raga u Cuna qaadka iyo Mukhaadiraadka kale maandooriyah ah.