Deg Deg Daawo:Puntland Oo Ku Dhawaaqday War Halis ku Ah Maamulka Hargaysa,

Dhawaan ayay ahayd markii maamulka Somaliland Shaqadda Ka Baaciyay Ku Dhawaad 40 Qof oo shaqaalle ka ahaa Madaarka Diyaaradaha ee Magaalada Hargaysa iyagoo ku eedeeyay in Ay Xidhiidh laleeyihiin Dawlada Fadaralka soomaaliya.

Hadaba dadkaasi laga Baaciyay shaqadda waxaa u gacan haadiyay maamulka ountland.

Wasiirka Duulista hawada Puntland Ayaa ugu baaqay Shaqaalaha Maamulka Muuse Biixi Baaciyay in ay iska soo dhiiban Puntland islamarkaana u balan qaaday in dhamaan dadkaasi puntland Shaqalaysiin doonto kana shaqeen doonaan Garoomada Diyaaradaha Garoowe.Boosaaso.Qardho.Gaalkacayo,

Kala Soo Xiriir Khaatumonews What’s Appka +46735769421

 51 total views,  1 views today