600 Daawo:Yuusuf Shaacir Oo Ka Hadlay Khatar Soo Wajahday Reer Hargaysa, | KHAATUMO NEWS
dahabshiil

Daawo:Yuusuf Shaacir Oo Ka Hadlay Khatar Soo Wajahday Reer Hargaysa,

Abwaanka weyn ee yuusuf Shaacir ayaa maanta warbaahinta kula hadlay Magaalada Hargaysa isagoo si cajiib ah uga hadlay arrimo ka taagan Hargaysa oo xambaarsan khadar weyn,

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Shaacir ayaa sheegay in Hargaysa marayso meel aad u xun dhanka dhaqan islamarkaana Bilkasta lagu casuumo Raga udooda inay is guursan Karaan dadka isku Jinsiga ah islamarkaana waxaa uu sheegay in taas badalkeeda iyana hargaysa ay joogan Hay addo Dagaal kula jira Xijaabka iyo Eedaanka.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)


Comments are closed.

script>
Deg Deg Daawo; Dawlada Federaalka Somalia Jaawab U Dirtay Imaaradka
- Feb 21, 2021
Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa ku eedeysay dowladda Imaaraadka Carabta inay ka shaqeyneyso abuurista dagaalo ...
Buhoodle SHORT FILM. Dirir Iyo Dawlad ||Cuqdad Walal || Part 1
- Feb 21, 2021
Abwaan diri iyo abwaan Dawlad ayaa ruwaayad kooban oo ay kaga hadlayaan cuqdada somaliland ...
Deg Deg Daawo; Shirka Hada Ka Socda Villa Somaliay
- Feb 21, 2021
Waxaa Hada Shir Ugu Socda Villa Somliya Madaxda Dawlada Fedaraalka Soomliiya Iyo Madaxda ...
Deg Deg Daawo Mucaaradka DF Oo ka Badbaaday Dil
- Feb 20, 2021
Qaar Kamid ah Midowga Musharixiinta Xilka Madaxweyanah Soomaaliya Ayaa Fariin Culus U Diray dawlada ...
Wefti Siciid Deni Hogaaminaayo oo Isugu Jira imaaraat iyo israail oo gaadhay gobolka…
- Feb 20, 2021
DEG DEG: Madaxweynaha Puntland Siciid Deni ayaa safar aan la shaacin ku tagaya magaalada ...