dahabshiil

CILMI BADAN Iyo CAMAL YAR

Sanad waliba waxay soo saaran jamacadaha dalkenu ku dhawaad inkabadan 20,000 oo Arday aqoonyahano Cilmiyo kala Duwan bartay ah duruuf adag oo nololed na wax kusoo baraty hami iyo han fogna leh……. Nasiib daro cilmigan maaha mid guulaysta,

20,000 kun Ee Arday waxa shaqo helo ku hela aqoontooda 100%2 cel celis ahaab 100%20 waxay camal ku helaan Eex, qabyaal iyo musuq,maasuq is xanbaarsan 100% 78 waaa bilaa camal rajo ku noola Kana war sugaa Balan qaad ay ka helaan masuu kastoo soomali ah kaso jago usharaxan kuna xusa ololihisa siyaasaded inuu camal u, aburi doono dhalinta Dalka…….. sidaa darteed Waa Su’aal furane

MAXA KA DHALAN KARA CAMAL LA,AANTA HALEESHAY DHALINTA DURUUFAHA ADAG WAX KUSO BARATAY EE DALKEENA ……?

Waxa ka maqan doorki Dawladnimo Ee dalka Ardayga manta wax doora kuma laha waxbarashadisa dawladu, sido kale wax doora kuma laha shaqaalaysintisa , See loo helaya marka aqoonyahan muwaadin nadiif ah daah furin oo dalkiisa ka fakara hadiiba uu qofkani yahay mid aan wadaniyad door dawladeed iyo Taagero mid ka helin Dalkiisa Dawladii uga wakiil ka ahayd, hadii aan LA helin Isbadal dhab ah loo Abuurin dhalinta Camal ama lagala shaqayn say u, Abuuri lahaayeen camal cilmigooda looga fa,iideyo filo wax dhalan karta dhibaato Amni iyo mid Dhaqaale labadaba waxay u, horseedi kartaa Dalkeena burbur hor leh oo yimadaa hadii Aana camal loo hilin dhalinta dalka, waxaa imaaan Kara wadaniyad xumo, iyo qaar kalo badan

Waxa maqalkan Qoray Axmed Qalinle

Short URL: https://khaatumonews24.com/?p=16706

Posted by on Sep 4 2019. Filed under maqal iyo muuqaal, Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Both comments and pings are currently closed.

Comments are closed

120x600 ad code [Inner pages]
300x250 ad code [Inner pages]

Warning: Use of undefined constant is_attachment - assumed 'is_attachment' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/innerWideSidebar.php on line 33

Recently Commented

    Warning: Use of undefined constant comments - assumed 'comments' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/includes/theme-plugins.php on line 1839

    Warning: Use of undefined constant trackbacks - assumed 'trackbacks' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/includes/theme-plugins.php on line 1841