dahabshiil

War Deg Deg Ah::Sir Culus Socdaalka Muuse Biixi Ee Jabuutti oo la kashifay,

Waxaa maanta Wadanka Jabuuti Gaadhay Hogaamiyaha maamulka Hargaysa Muuse Biiixi Cabdi iyo Xubno Kamid ah Maamulkiisa,

Shabakadda Khaatumonews.com ayaa dabagal ku samaysay Qorshaha ku Duugan socdaalka Muuse Biixi ee Wadanka Jabuuti.

Xogta aanu ka helnay Villa soomaaliya Gaar ahaan Madaxtooyadda soomaaliya ayaa noo cadeenasa in Socdaalka Muuse Biixi ee jabuutti salka ku hayo in Muuse Bixii Lagu Qanciyo Fulinta Heshiiskii Dhismaha Wadada isku Xidha Berbera ilaa Lowyacado ee Ay 31 Bishii Hore Ee Ogos wada jirka u Kala Saxeexden Soomaaliya iyo Midowga Yurub.

Mashruucan Berbeta ilaa lowyacado oo dawlada jabuuti wax ka saxeexday ayaa muuse bixii Lagu Soo Qancinaya in uu Ka fuliyo deegaaanka Berbera oo maamulkiisu ka taliyo.

In Muuse Biixi Dawlada Jabuuti usoo Dirto Diyaarad Khaas ah islamarkaana uu toos ula kulmo madaxweynaha Jabuuti waxaa sababay kadib markii Mashruucaasi dawlada soomaaliya saxeexday waxaa uu Muuse Biixi soo saaray waraaq uu ku sheegaayo in aan somaliland Mashrucaasi ka fulayn.

Nagala soo xirir What’s Appka +46735769421

Short URL: https://khaatumonews24.com/?p=16668

Posted by on Sep 3 2019. Filed under maqal iyo muuqaal, Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Both comments and pings are currently closed.

Comments are closed

120x600 ad code [Inner pages]
300x250 ad code [Inner pages]

Warning: Use of undefined constant is_attachment - assumed 'is_attachment' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/innerWideSidebar.php on line 33

Recently Commented

    Warning: Use of undefined constant comments - assumed 'comments' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/includes/theme-plugins.php on line 1839

    Warning: Use of undefined constant trackbacks - assumed 'trackbacks' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/includes/theme-plugins.php on line 1841