600 Ogaysiis Ku Socda Akhristayaasha khaatumo News | KHAATUMO NEWS
dahabshiil

Ogaysiis Ku Socda Akhristayaasha khaatumo News

Maamulka sare ee Shabakadda khaatumonews.com waxaa uu ogaysiinaya dhamaan umada soomaaliyeed ee Ku xidhan warbaahinta in aanu idiin fulinay Balan Qaad mudaba dadku aad nooga codsanaayen.

Dadweynaha ku xidhan Shabakadda KHAATUMONEWS waxaa ay mudo aad Nooga codsaden in ay Helan Nambar whats app Leh oo ay kala xidhiidhan masuuliyiinta webka sida aawadeed waxaanu idin ku wargalinana in Aad Kala soo xidhiidhi kartan Namarkan hoos ku qoran oo whats apka xafiiska khaatumonews.com ah.

What’s Appka +46735769421

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)


Comments are closed.

script>
Deg Deg Daawo; Dawlada Federaalka Somalia Jaawab U Dirtay Imaaradka
- Feb 21, 2021
Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa ku eedeysay dowladda Imaaraadka Carabta inay ka shaqeyneyso abuurista dagaalo ...
Buhoodle SHORT FILM. Dirir Iyo Dawlad ||Cuqdad Walal || Part 1
- Feb 21, 2021
Abwaan diri iyo abwaan Dawlad ayaa ruwaayad kooban oo ay kaga hadlayaan cuqdada somaliland ...
Deg Deg Daawo; Shirka Hada Ka Socda Villa Somaliay
- Feb 21, 2021
Waxaa Hada Shir Ugu Socda Villa Somliya Madaxda Dawlada Fedaraalka Soomliiya Iyo Madaxda ...
Deg Deg Daawo Mucaaradka DF Oo ka Badbaaday Dil
- Feb 20, 2021
Qaar Kamid ah Midowga Musharixiinta Xilka Madaxweyanah Soomaaliya Ayaa Fariin Culus U Diray dawlada ...
Wefti Siciid Deni Hogaaminaayo oo Isugu Jira imaaraat iyo israail oo gaadhay gobolka…
- Feb 20, 2021
DEG DEG: Madaxweynaha Puntland Siciid Deni ayaa safar aan la shaacin ku tagaya magaalada ...