dahabshiil

Gobolada Somaaliya mawada KASHMIR IYO JAMMU baa.

KASHMIR waa gobol Qaniya oo illaahey kheyraad ku manaystey kuna fiican dalxiiska, beeraha, Warshada, filim sameynta waxeyna aad aad caan ugu tahey In lagu jilo Filimada Bollywood’s waxaana mara laba wabi ee Tawa iyo Indus.

Sida Gobolku ugu kheyraad badantaey uma Nasiib badna waxa ku muransanyihiin la haanshihiisa Dowldaha Pakistan iyo India iyo waliba China oo qeyb ahaan maamusha. khilaafkaas wuxuu soo bilowdey khilaafkoodu ilaa xilgii labada dal kala go’een 1947.
India waxey mamushaa 55% pakistan 30% halka china 15% maamusho. waxaa intaas u dheer khilaaf kasta oo ka dhaca wuxuu noqdaa mid international ah oo caalamka kale saameyn kuleh.

Hadaba waxaan isdiin mudan Mamul Goboleedyada Somalida mid ay dowlada dhexe maamusho 100% ma jiro taa badelkeeda waxaa jira dowlada shisheeye oo kaga saameyn badan dhexe ee Somaliya oo aad moodid in ay iyagu wax ka dhisteen maamul goboleedyada ay lahaayeen khidada, qorshaha kala Qoqobida Umadda Somaaliyeed iyo sameynta maamulo aan mabda’ ku dhisneyne ee ku dhisan qabaa’ilkii casrigii xoola raacatada somalidu isku dili jirtey ee dunidu mar hore ka gudubtey ku waas oo lagu saleeyey in aan mar dambe gayiga Somalida ka curan dowlad xoog badan oo aduunka la xisaabtanta oo utaagan difaacida qofka Somaliga ah meeshu doono caalamka kaga noolaadee.

Sitaa ka duwan shisheeyuhu wuxuu inoo fakarey sameynta maamul hoosaadyo reer reer ku dhisan oo ka shidaal qaata dowladaha dariska ah kuwaas oo dadka iyo dalka soomaliyeed midna aan u tureyn oo ka shaqeynaya sidii loo dili lahaa magaca soomaliyeed loona baabi’in lahaa jiilka sookacaya dushana ka tusaya reer walba in uu gaar kiisa u garabtaaganyahey aysana wax badan uga baahneyn raadinta dowlada Somaliyeed ee ay ii maan sadaan maamulkooda markastana daneeyayaashu waxey hogaanka maamuldaas ku garabsiiyaan in uu ku guuleysto calooshood u shaqeystayaal ay gacan saar laleeyihiin iyagoo qabaa’ilka u dhexmaraya.

Waxyaalaha aad la yaabeysid oo caqliga saliimaka diidayo waxaa ka mid ah markii khilaaf yar yimaado oo soo kala dhex galo dowlada dhexe iyo maamul goboleed wuxuu noqonayaa khilaaf kaasi isla markiba mid caalami ah oo u muuqda mar marka qaar khilaaf regional ah oo dowlado badan oo dana isdiidan wataa ku hardamayaan waxaana moodaa maamul goboleedyad in dowladaha darisku kor ka maamulaan halka dowlada dhexe ee federalku ay u muuqato marti aan la jeclaeyn oo markii ladoono albaabka laga xiranayo khaasatan markii maamul goboleedka iyo dowladaha darisku shirayaan oo faqooda dhameysanayaan markii ladoonana permision iyo ogolaansho la siiyo ay gobolkaas kusoo galaan.

Intaa waxaa in aysan gabi ahaanba dowladaha shisheeye aysan u baahneyn fasax ay kusoo galaan ee aad moodid in ay mar horeba xidido balaaran ku yeesheen deeganada aadna arkeysid in madaxda mamuladu ay u kala dheereynayanaan soo dhoweynytooda iyo mar xabeyntooda.

runtii wa nasiib daro dalkaan ku habsatey dadkuna diimoonyahey.

Allow dalka iyo dadka noo hagaaji.

Prof. Abdirisak mohamed said

Short URL: https://khaatumonews24.com/?p=16634

Posted by on Sep 3 2019. Filed under maqal iyo muuqaal, Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Both comments and pings are currently closed.

Comments are closed

120x600 ad code [Inner pages]
300x250 ad code [Inner pages]

Warning: Use of undefined constant is_attachment - assumed 'is_attachment' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/innerWideSidebar.php on line 33

Recently Commented


    Warning: Use of undefined constant comments - assumed 'comments' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/includes/theme-plugins.php on line 1839

    Warning: Use of undefined constant comments - assumed 'comments' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/includes/theme-plugins.php on line 1839

    Warning: Use of undefined constant trackbacks - assumed 'trackbacks' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/includes/theme-plugins.php on line 1841

    Warning: Use of undefined constant trackbacks - assumed 'trackbacks' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/includes/theme-plugins.php on line 1841