
Horjoogaha maamulka somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa safar Dagdag ah maanta ugu baxay Dalka Jabuuti.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Socdaalka Musue BIixi ee Jabuuti ayaa Daaran sida maamulkaasi sheegay Xoojinta Xidhiidhka maamulka Hargaysa iyo Dawlada Jabuuti,
Muuse Biixi ayaa diyaarad khaas ah oo dawlada jabuuti usoo dirtay ka raacay madaarka hargaysa.

40 total views, 1 views today