Daawo:Dumarka Laascaanood Rag Dheh Raga Laascaanood Dhadig Dheh”

Maamulka Isaaq ee Muuse Biixi ayaa dagaalkii dhul Boobka ahaa ee uu ku hayay Dhulbahante waxaa uu ugu daray Burburinta iyo La dagaalanka Hantida Danyarta.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Laascaanood Mudo waxaa ka socday Qorshe loo soo dhiibay Caaade qaate Cabdirashiid Ducaale Qambi wasiirka Hawlaha Guud ee maamulka isaaq.

Qorshahan loo soo dhiibay Cabdirashiid Ducaale Qambi ayaa ahaa mid loogu Magac Daray Master Balayn kaaso Lagu Baabiyay Goobo ganacsi Dhul.Guryo iyo Hanti kale oo badan.

Master Balaynka laascaanood Laga Fuliyay ee Lagu Fuliyay Awoodda maleeshiyadda Isaaq ee laascaanood ku sugan ayaan laga Fulin Burco.Hargaysa,Kadib markii shacabka Burco iyo Hargaysa Diiden Islamarkaana maamulka Muuse Biixi Ka Cabsaday in Kacdoonka iyo Halista Ka dhalata arrinkasi ay samayso maamulkiisa,

Haweenka laascaanood oo hore ula ildarnaa Tacadiga Maamulka isaaq ku hayo iyo Korinta ubadkooda Ayaa misana waxaa maanta ugu darsamay in lagu yidhi“Goobaha aad Ku Ganacsatan ee ubadka Aad ka Biilataan waanu Burburinayna”

Raga laascaanood hore waxay ugaben In ay Dumarkooda, ubadkooda ka difaacan raga ka soo duulay Hargaysa Burco iyo Gabilay,maantana waxay gaben in ay Ka difaacan Dumarkooda maleeshiyada Ka Burburinaysa Goobta ay ka Biilan ubadka.

Si kastaba ha Ahaate Raga laascaanood ee ilaahay masuulka uga dhigay Dumarkan armay sidan hata xaaladu tahay ka qurux badan tahay in aysanba Guursan dumarka oo masuuliyadda haweenka dhakada iska saarin mar hadiiba aysan Difaaci karin.

Nagala Soo Xidhiidh What’s Appka +46735769421

 62 total views,  1 views today