Wadahadal U Furmay Axmed Madoobe iyo Raysal Wasaare khayre,

Raysal wasaaraha soomaaliya xasan cali khayre iyo madaxweynaha Jubaland axmed Madoobe ayaa wadahadal hoose yeeshay.

Khayre iyo Axmed madoobe ayaa kawada hadlay xaalada jubaland iyo tan dawlada fadaraalka soomaaliya.

Labada masuul ayaa isla gartay in wadahadal lagu dhameeyo Xaalada ka dhex aloosan maamulka jubaland iyo dawlada fadaraalka soomaaliya.

Raysal wasaare khayre ayaa la ogaaday in uu isagu raali ka ahaa doorashada ka dhacday jubaland balse nacayb qabiilaysan uu doorashadaasi uga soo hor jeeday Farmaajo isagoo ka faa iidaysanaya Nidaamka dawliga ah.

Wadahadalkan Khayre iyo axmed madoobe ayaa ah mid dhabar jab ku ah Mowqifkii Farmaajo .