600 Musharax Odawaa Oo Xukumada Farmaajo uga Digay Inay Afduubto Doorashada Galmudug. | KHAATUMO NEWS
dahabshiil

Musharax Odawaa Oo Xukumada Farmaajo uga Digay Inay Afduubto Doorashada Galmudug.

Dowladda Soomaaliya ayaa bilihii u dambeeyay waxaa ku howlaneyd sidii Maamul loogu sameyn lahaa Maamulka Galmudug,waxaana jira siyaasiyiin iyo mas’uuliyiin dowladda uga digaya in ay afduubato doorashada la filayo inay ka dhacdo Galmudug.

Wasiirkii hore ee Arrimaha Gudaha Soomaaliya ee dowladii Madaxweyne Xasan Sheekh Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen Odawaa ahna Xildhibana ka tirsan Golaha Shacabka ayaa dowladda uga digay inay afduubato doorashada si ay u saarto Shaqsi ay dowladda Soomaaliya wadato.

Waxa uu sheegay in isaga uu yahay Shaqsi uga aqoon badan dowladda soo dhisida Maamul,waxaana dowladda uu ka dalbaday inay tixgeliso rabitaanka Shacabka deegaannada Galmudug.

Si kastaba dad u badan siyaasiyiin ayaa aaminsan in sababta dowladda Federaalka ay xooga u saartay Arrimaha Galmudug ay tahay inay soo saarato Shaqsi taagersan dowladda si uu Madaxweyne ugu noqdo Galmudug si la mid ah Maamulka Koonfur Galbeed oo uu Madaxweyne ka yahay C/Casiis Xasan Maxamed (laftagareen)

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)


Comments are closed.

script>
Madaxweyne Farmaajo Ka Hadlay Heshiiskii Mucaaridka
- Feb 26, 2021
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa soo dhaweeyey Heshiiska dhexmaray Dowladda iyo ...
Deg Deg Daawo Heshiiska Dawlada Federaalka Iyo mucaaradka
- Feb 26, 2021
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo shir wadatashi la qaatay ...
Deg Deg Daawo; Mudahaaradkii Mucaaradka La Joojiyey
- Feb 25, 2021
Dawlada Federaaka Soomaliya Ayaa Joojisay Mudaharaadkii mucaaradka dawlada Federaalka Soomaaliya Waxaa lagu ...
Deg Deg Daawo; Shirka Hada Ka Socda R/W Rooble Mucaaradka
- Feb 25, 2021
Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda JFS mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa hoteelka Decale kulan kula leh ...
Deg Deg:Shir Hada U Furmay Madaxda Mucaaridka iyo Dawlada Somalia
- Feb 25, 2021
Waxaa haatan Shir uu uga Furmay Magaalada Muqdisho Midowga musharixiinta iyo DFS oo uu ...