Daawo::Suudi Yalaxoow oo shaaciyay hadal siweyn Looga yaabay oo Madaxtooyada Somalia laga hadal hayo

Ali Xaaji Muuse Suudi Yalaxow oo kamid ah xildhibaanada aqalka sare ee laga soo doorto Hirshabelle ayaa maanta hadal siweyn looga yaabay kasheegay munaasabadii musharixnimadiisa kushaacinaaye Cabdiraxmaan Odowaa.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Muuse Suudi Yalaxoow ayaa sheegay in ardayda Cabdiraxmaan Odowaa oo kamidyahay asaga abaalka oo gudo waxaana oo tooshka ku ifiyay arimo xasaasi oo wadaan rag villa Somalia katirsan.