DAAWO::Sanbalooshe oo shaaciyay hadal wlagu bahdilay Beesha Habargidir iyo Hawiye

Taliyihii hore ee Nabad sugida qaranka Sanbalooshe ayaa hadal xasaasi ah ka jeediyay munaasabada oo musharixnimadii Odowaa oo kushaacinaaye.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Sanbalooshe ayaa tooshka ku ifiyay arimo farabadan oo kusaabsna Hawiye iyo beesha Habagidir iyo arimo kale oo aad u xasaasi ah siweyn looga hadal haayo goobaha siyaasada lagu falan qeeyo.