dahabshiil

Daawo::Farmaajo Oo Walaac Ka Muujiyay Kulanka Fiqi,Khayre iyo Odawaa,Mahad Salaad

Raysal wasaaraha soomaaliya xasan Cali khayre ayaa Maanta ku soodhaweyey madaxtooyadda soomaaiya xubno ay isku beelyhiin oo dagaal xoogan kula jira Madaxweyne Farmaajo.

Khayre Ayaa madaxtooyadda kulan gaar ah kula yeeshay Xubno ay hogaaminayaan Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi iyo Ex Wasiir Cabdiraxmaan Odawaa.iyo Xildhibaan mahad Salaad,

Kulankan Khayre iyo Siyaasiyiinta Hawiye ku yeeshen Madaxtooyadda Soomaaliya ayaa shaki weyn Ku Abuuray madaxweynaha Soomaaliya Farmaajo oo rajo ka qaba in mar kale uu ku soo baxo Kursiga Madaxweyne ee soomaaliya 2021,

Mudooyiinkii ugu danbeeyay waxaa jiray shaki weyn oo soo kala dhex galay Farmaajo iyo khayre kadib markii khayre bilaabay olole uu ugu tartamaayo doorashada madaxweyne Ee 2021,

Khayre ayaa dadaal xoogan ugu jira in uu guul ka gaadho dhismaha maamulada hawiye ee Galmudug iyo Hirshabeelle si beelaha hawiye uu uga helo xildhibaano siiya cod halka farmaajana ay Dab iyo baasin isku noqden labadii maamul ee Daarood Jubaland iyo Puntland.

Si kastaba ha haate kulankan maanta ka dhacay madaxtooyada soomaaliya ayaa madaxweyne Farmaajo ku onqotay Lama filaan isagoo shaki badan ka muujiyay xubnahan Khayre la kulmay,

Short URL: https://khaatumonews24.com/?p=16620

Posted by on Sep 1 2019. Filed under maqal iyo muuqaal, Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Both comments and pings are currently closed.

Comments are closed

120x600 ad code [Inner pages]

Warning: Use of undefined constant is_attachment - assumed 'is_attachment' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/innerWideSidebar.php on line 33

Recently Commented

    Warning: Use of undefined constant comments - assumed 'comments' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/includes/theme-plugins.php on line 1839

    Warning: Use of undefined constant trackbacks - assumed 'trackbacks' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/includes/theme-plugins.php on line 1841