Maamulka Somalilan,d ayaa nasiib-daro ku tilmaamtay in Xisbiga wadani shir kaqayb-galiyo nin wata magaca khaatumo oo ay ula jeedeen Cali Khaliif Galaydh, HALKAN KA DAAWO VIDEO Wasiirka Beeraha Axmed Muunin Seed Oo u hadlay Maamulka Somaliland ayaa sheegay in ay khalad ahayd in khaatumo oo Jamhad ah Xisbiga Wadani xafladContinue Reading

Dawlada Boqortooyada Sucuudiga ayaa Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdillaahi Farmaajo ka diiday safiir uu u magacaabay inuu u fadhiyo Sucuudiga Mr. Cabdixakiin Xasan Ibraahim Ashkir. HALKAN KA DAAWO VIDEO Warbaahinta Sacuudiga ayaa baahisay in diidmada Sucuudigu la xidhiidho tuhun ay ka qabto in safiirkani xidhiidh wada shaqayneed la leeyahay dalka QatarContinue Reading

Madaxweynaha SoomaaliyaMaxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho, kaddib markii uu magaalada New York ee dalka Mareykanka kaga qayb-galay Meertada 74-aad ee Golaha Guud ee Qaramada Midoobay. Madaxweynaha ayaa intii uu halkaas ku sugnaa waxa uu ka qayb-galay shir heer sare ah oo looga hadlayey arrimahaContinue Reading

Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay weerar ku bilowday qaraxyo oo goor dhow lagu qaaday sadlhigga ciidamada Mareykanka ee ku yaalla garoonka Balidoogle ee gobolka Shabeelaha Hoose. Gaadiid laga soo buuxiyey qaraxyo ayaa la sheegay in lagu weeraray saldhiggaasi,kadibna waxaa xigay dagaal toos ah oo dhexmarayContinue Reading

Waxaa Magaalada Kismaayo, Xarunta Maamulka Jubaland Shir balaadhan Isugu yimid Beelweynta Maqabul ee Ogaden, islamarkaana ah Beesha, uu ka soo Jeedo Cabdirashiid Xidig oo isku sheegay in uu yahay madaxweyne Jubaland. HALKAN KA DAAWO VIDEO Beeshu waxaa ay Si cad u sheegtay in Xidig yahay Xildhiban, Fadaraalka kamid ah IslamarkaanaContinue Reading