600 DAAWO::Wararkii ugu dambeeyay ciidamada AMISOM oo saldhig ka sameystay garoonka Dhuusomareeb | KHAATUMO NEWS
dahabshiil

DAAWO::Wararkii ugu dambeeyay ciidamada AMISOM oo saldhig ka sameystay garoonka Dhuusomareeb

Ciidanka AMISOM ee gaaray Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug ayaa saldhigyo ka sameystay goobo ay ka mid yihiin Garoonka Diyaaraddaha ee Magaalada Dhuusamareeb.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Waxaa sidoo kale Magaalada ka socda kulamo u dhaxeeya Odayaasha dhaqanka, Mas’uuliyiinta Ahlusunna iyo kuwa dowladda ee maalmihii ugu dambeeyay ku sugnaa Magaalada Dhuusamareeb.

Kulamada ayaa badankood diiradda lagu saari doonaa sidii loo xoojin lahaa Wada shaqeynta Ciidanka AMISOM ee tagay Magaalada iyo Ciidankii horay ugu sugnaa Dhuusamareeb.

Waxaa  Muuqata in xal laga gaaray Khilaaf Ahlusunna iyo dowladda dhexe ee Soomaaliya,islamarkaana guud ahaan dowladda dhexe Soomaaliya ay la wareegtay Ammaanka Magaalada Dhuusamareeb.

Shirka dib u heshiisiinta Galmudug ayaa lagu waddaa in uu  Furmo maalmaha soo socda waxaana hadda Magaalada ka socda qabanqaabadii ugu dambeysay

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)


Comments are closed.

script>
Madaxweyne Farmaajo Ka Hadlay Heshiiskii Mucaaridka
- Feb 26, 2021
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa soo dhaweeyey Heshiiska dhexmaray Dowladda iyo ...
Deg Deg Daawo Heshiiska Dawlada Federaalka Iyo mucaaradka
- Feb 26, 2021
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo shir wadatashi la qaatay ...
Deg Deg Daawo; Mudahaaradkii Mucaaradka La Joojiyey
- Feb 25, 2021
Dawlada Federaaka Soomaliya Ayaa Joojisay Mudaharaadkii mucaaradka dawlada Federaalka Soomaaliya Waxaa lagu ...
Deg Deg Daawo; Shirka Hada Ka Socda R/W Rooble Mucaaradka
- Feb 25, 2021
Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda JFS mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa hoteelka Decale kulan kula leh ...
Deg Deg:Shir Hada U Furmay Madaxda Mucaaridka iyo Dawlada Somalia
- Feb 25, 2021
Waxaa haatan Shir uu uga Furmay Magaalada Muqdisho Midowga musharixiinta iyo DFS oo uu ...